Haweeney Guddoomiye degmo ka soo noqotay Muqdisho oo loo Magacaabay duq Magaalo

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa  xilkii looga qaaday Duqii degmada Baladweyne Khadar Xasan Afrax Wasiirka ayaa waxaa xilka duqa Magaalo loogu Magacaabay Haweeney lagu Magacaabo Safiyo Xasan Sheekh Cali oo bedeleysa duqii hore ee Baladweyne. Lama oga ilaa hadda sababaha rasmiga ah … Continue reading Haweeney Guddoomiye degmo ka soo noqotay Muqdisho oo loo Magacaabay duq Magaalo